Dagaalyahan ka soo goostay Al-Shabaab oo ka sheekeeyey qiso murugo leh

Dagaalyahan ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu xiriiro lasoo sameeyay Saraakiisha Ciidanka. Wiilkan ayaa sheegay in uu ka tanaasulay fikirkii al-shabaab, wuxuuna codsaday in la cafiyo, haatanna uu diyaar u yahay inuu la dagaalamo Al-Shabaab. Calas Axmed Xirsi oo loogu yeeri jiray (Careys), … Continue reading Dagaalyahan ka soo goostay Al-Shabaab oo ka sheekeeyey qiso murugo leh